Find out more about the benefits of education for girls
Dumarku waa lafdhabarta bulshada. Waxay utaagantahayihiin qayb kamida bulshada,kuwaas oo barbaariya,tarbiyadeeya,waxbara kuwakale. Sidaa daraadeed waa in waxlabarashadooda daryeelkooda iyo dhisida mustaqbalkooda. Islaamku wuxu kadhigay cilmi barstools mid waajiba ku ah qofkasta o Muslima. Sigaara dumarku wuxu yahay lagama maarmaan maadama ay aqoontoda ugudbinayaan caruurtoda.
Muhimmad ay gabadha uleedahay waxbarashada:
1: waxbarashada waxay kor uqaada garaad Ka iyo garashada hablaha ama dumarka,mana jirto habkale o uu qof ku kunoqonkaro qof garaad sare leh marka laga rebo waxbarashada
2: wax barashadu waxay kaalin kaqadataa waxbarashada caruurta. Gabadha aqoonta leh ee wax baratay way kaduwantahay gabadha aan waxba Baran fursadna uhelin,gabadha waxbaratay waxay ugu adegta caruurtoda sida in ay ku barbaariso akhlaaq iyo aqoon.
3: waxbarashada waxay gabadha u abuurta fur sad shaqo. Gabadha wax baratay ee waxbarashada honey usii wadatay waxay bulshada kusokorshisa faaidoyin iyo horumarb leh. Sidoo kale gabadhu waxa soosaarta caruur aqoon leh.
Sidookale gabadhu waa warshad soosaarta ubadkii anfici lahaa dalka iyo dadka.
Find out more about the benefits of education for girls
Women are the backbone of society. They are part of the society, which educates, educates, and educates others. Therefore, their education should take care of them and build their future. Islam has made barstools obligatory for every Muslim. Smoking is essential for women as they impart their knowledge to their children.
The importance of a girl's education:
1: Education enhances the intelligence and understanding of girls or women, and there is no other way for a person to become a highly intelligent person after learning
2: education plays a role in children's education. An educated girl is different from an uneducated girl who doesn't have the opportunity, an educated girl is more difficult for her children as if she is taught morals and knowledge.
3: education creates a job opportunity for the girl. The educated girl who continued her honey education brings benefits and progress to the society. A girl also produces educated children.
A girl is also a factory that produces children that will benefit the country and the people.
Waxbarashadu waa muhiim
ReplyDelete