Mathers Kindness
Hooyo waa lama huraan waana Wada Naharis.
Hooyo waa macalimada ugu fiican aduunka, la,aanteedna aduunka majireen, waayo hooyadu waa warshad soosaarta caruur waana barbaariso korisa caruurta,waana mamulaha xaafada iyo khasnajiga xaafada. Hooyo waxa aad tahay macalimada nafta waxaadna nabartay jadwalka nololeed ee aduunka aan ku joogno.xishiidhka hooyada iyo awlaadeeda waxba lagama badelikaro markasta wa isku hal qof. Kaliyaato waxaan ku cabiri karaa tixdan:
Hooyoy dushaada nabd lagu hubaayo
Hooyooy dhabtaada hurdo lagu gam,a
Hooyoy dushadaa dugsi laga helayoo
Hooyoy waxaa lagu hal mala ababintada
Hooyoy dugsigii hufnaan taay
Hurdo lagu arooraay.
Hooyo adigaa aduunka ikeenay
Adigaa ifka igu barbaarshay
Adigaa uurka igu qaaday
Adigaa dusha igu barbaarshay
Adigaan oofaha kugooyay
Adigaan dhiigaaga nuugay
Adigaan xoogaaga idleeyey
Hooyo hoooyo hooyo
Aduunyada nabad kuwaar
Aakhirana jana fardawsa
Hooyo xiskaygaad kumilantoo,
Xididada halbawlaha xinjiraha uqadiyo
Xubnahayga oo dhami xaqa aad kamudanthy ,
Kuxadraynayanoo,inta ay xayaad tahay baan xurmaynayaa .
Xanuun iyo bukaan iyo dhib maba aad aragten.
Hooyooy aduunyadu hubaashi
Habeen kama dhaxdeen oo
Iftiin lama heleen.
Dadku umahayaameen
Xidig hawd kutaaloo
Sida haad ma fuuleen
Dayax heega joogee
Hooyoo adoomuhu
Halkay maanta joogaan
Adaa uhorseeday
Amaanta hooyada iyo jacaylka hooyada
Ma ahan wax halkan lagu sookoobikaro
Waayo aduunku waa hooyo
Alle ha inoo daayo hooyooyinka
Inta aan haysana qalbiyada ha uqaboojiyo
Nolol waarta oo qurxoona hasiiyo.
Mother is essential and compassionate.
A mother is the best teacher in the world, and without her there is no world, because a mother is a factory that produces children and educates them to raise children, and is the manager of the neighborhood and the treasurer of the neighborhood. Mother, you are the teacher of the soul and you have damaged the life schedule of the world we are in. The relationship between the mother and her parents cannot be changed, it is always the same person. I can only express it in this series:
Peace be upon you mother
Mother, sleep on your lap
A mother is found in a school
Mother is not the only one
Mother of the school is efficient
In the morning sleep.
Mother, you brought the world
You brought me up in the light
You took me pregnant
You brought me up on top
You cut your eyebrows
You sucked your blood
You have lost your bit
Mother and mother
Peace be upon the world
In the end, there is no horse
Mother, you are proud of me, mother,
The veins in the arteries that contract blood clots
All my members have the right to vote
We respect you, I respect you .
You have not seen pain, sickness or trouble.
Mother of the world for sur
They didn't have a night apart
No light was found.
People did not care
A star in the jungle
They did not ride like birds
Stay on the moon
Mother of slaves
Where they are today
You are the leader
Mother's praise and mother's love
It is not something to summarize here
hooyo waa lama huraan allaw nokaadaa
ReplyDelete